Madaxweyne Qoor Qoor oo ugu baaqay Ahlu Sunna in hubka dhigaan isna dhiibaan

Ciidamada dowlada federaalkka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa dhawaan dagaal dhiig badan ku daatay magaalada Guriceel kula galay ciidamo hubeesan oo taabacsan kooxda Ahlu Sunna. Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo ku sugan magaalada Guriceel ayaa halkaasi kulamo kula leh odayaasha dhaqan magaaladaasi iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo ugu baaqay Ahlu Sunna in hubka dhigaan isna dhiibaan